Cudurada dhimirka

Waxaa isbedela waaya aragnimada, fekerka iyo dareemka qofka, wuxuu u dhaqmin qofku si la yaab leh. Markuu cudurku dhimirka ku dheeraado qofka wuxuu ku noqdaa Cudur joogta ah oo loo yaqaan cudurka Shisoofrani. Waxaa jira noocya badan ee cudurka dhimirka.
Kuwa ugu waa wayn cuduradaas waxaa ka mid ah shisoofrani oo ah isku buuq . Dadka ay jiradaas ku dhacdo waxaa laga dareemaa isbedel wayn xagga fahamka xaqiiqada. Waxay ka fogaadaan xaqiiqda oo waxay ka warmaan waxaan loo jeedin. Sida in la ilaalinayo oo qof dusha ka ilaalinayo, in xoogag ka awood badan ay dusha ka haystaan.

 

Buuga dhimirka