Hoyga
Kooxda caafimadka
soomaliyeed ee Iswiidhan
KCS (SHT) waa urur ka
shaqeeya ka hortagga
cudurada faafa,
saldhigiisuna yahay dalka
Iswiidhan. ula jeedada
waxqabashada ururka waa
wacyegelin ku saabsan xagga
caafimaadka. Habka ay u
shaqeeyaan waa warbixinno
xagga caafimaadka ayaddo
saldhog u tahay waxkasta
houmarinta caafimaadka
wanaagsan.
